Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ku toogtay Nin hubeean oo dhaawacay askari

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in Isgooska Bakaaraha magaalada Muqdisho ku dileen nin hubeesan oo dhaawac u geestay askari katirsanaa ciidanka booliiska. Sida aan Wararka ku helnay labo nin hubeesan oo la socday mooto nuuca loo yaqaan Fekon ayaa rasaas ku furay ciidamada booliiska ee ka howlgala Isgooska Bakaaraha , waxa ayna dhaawac … Continue reading Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ku toogtay Nin hubeean oo dhaawacay askari